CLEO: YOUR LEGAL RIGHTS AS A WORKER – SOMALI

Xaquuqda shaqaaluhu leeyihiin

Shaqaale ahaan xaquuq baad leedahay xattaa haddii:

  • aadan ahayn muwaadan Canadian ah, qof

haaysta ruqsadda degenaanshaha joogtada ah,

ama leh ruqsadda shaqada,

  • aad hadda shaqada biloowday,
  • aad gurigaaga ama qof kale gurigiisa ka shaqeysid,
  • aad degan tahay qof kale gurigiisa aadna iyaga u shaqeysid,
  • ay tahay in aad ka sheqeysid goobo kale duwan wakhtiyo kale duwan si aad howsha u fuliso,
  • shaqada ku qabatid wakhti dhan (full-time), wakhti dhimman (part-time), ama ku-meelgaar ahaan (temporary).

Xattaa haddii aad saxiixday heshiis kontraat ah “shaqsi si madax banaan heshiis loola galay” (independent contractor) weli xaquuq baad shaqaale ahaan u leedahay.

1032939_95257933

 Maxey shaqaaluhu xaquuq u leeyihiin?

Waxaa jira sharciyo ku saabsan:

  • noocyada su’aalaha uu loo-shaqeeyuhu ku weeydin karo intuusan shaqada kuu qorin,
  • saacadaha shaqada,
  • lacagta ugu yar oo lagu shaqeyn karo (minimum wage),
  • mushaarka xilliga fasaxa la qaato, mushaarka maalmaha ciida la qaato, iyo wakhtiga shaqada laga maqan yahay,
  • caafimaadka iyo badbaadada goobta shaqada, iyo
  • waxa aad sameyn kartid haddii shaqada lagaa saaro ama si xun oo laguula dhaqmay daraadeed ay khasab kugu noqotay in aad shaqada isaga tagtid.

Waxaa jira sharciyo kala duwan oo khuseeya noocyada kala duwan ee shaqada. Waxaad u baahan tahay in aad ogaatid waxa ay sharciyadaani ka sheegayaan nooca shaqada aad qabatid. Waxaa suurtoowda in ay arrintaan ka caawiyaan ururada shaqaalaha, hey’adaha beesha qaarkood, iyo kilinikayaasha sharciga (legal clinics).

 Maxaan sameeyaa shaqaale ahaan haddii qof uu si lid igu ah ii takooro?

Sharciyada xaquuqda aadamigu waxey leeyihiin loo-shaqeeyeyaashu waa in ayan si adiga lid kugu ah ku takoorin. Haddiise shaqaalaha kale si adiga lid kugu ah kuu takooran, waa in loo-shaqeeyahaagu qaadaa tilaabooyin arrintaan lagu joojinaayo. Takooriddu waxey dhacda markii qof kaa hor istaago shaqo qorid, kuula dhaqmo si aan xaq ahayn, ama shaqada kaa eryo sabab la xiriirta:

  • jinsigaaga ama qoloda aad asal ahaan ka timid,
  • diintaada,
  • da’daada,
  • itaal-la’aantaada,
  • dheddig/lab ahaantaada,
  • qaabka aad u galmootid,
  • xammilanimodaada ama caruur aad leedahay sababteed.

Liiskan waxaa ka muuqda tokoorid badan hase yeeshe noocyadeedo idili kuma ay dhamma.

549243_91098719

 Maxaan sameeyaa haddii xaqdarooyin kale aan shaqada dhexdeeda kala kulmo?

Loo-shaqeeyayaashu waa in ay meesha ka saran wixii carqalad ah oo adiga si lid kugu ah kuu takooraya, haddii aysan caddeyn karin in wax ka qabashada arrintaani ay iyaga aad ugu adag tahay. Waxaa arrintaan la yiraahda “maslaxeyn” (accommodation).

Sidaas awgeed, tusaale ahaan, loo-shaqeeyahaagu wa inuu raadiyaa sidii u wax uga qaban lahaa bahidaada dineed. Waxaad u baahan kartaa inaad si goni ah u labisatid, in aad heshid fasax yar oo aad ku tukatid, ama aad ciidaha diiniga ah shaqada ka maqnaatid.

Xaaladaada caafimaad awgeed, waxaad u baahan kartaa in aad ku shaqeysid meelo dadan, ama fadhi, istaag, ama aad soc-socotid.

Marka fasaxa uurku kuu  dhammaado, waxaad xaq u leedahay in aad dib ugu soo noqotid shaqadaadii ama mid u dhiganta.

Kuwaani waa tusaaleeyn guud oo keliya ah. Waa in aad heshaa la-talin sharciyeed oo xaaladaada ku saabsan.

550813_82376093

Maxaan kale oo aan sameyn kara?

Waxaad u baahan kartaa in aad dacwootid haddii loo shaqeeyahaagu ama qof kale oo goobta shaqada u si xaqdaro ah kula dhaqmo ama uusan tixgalin xuquuqahaaga.

Dacwada wakhtigeedu waa xaddidan yahay, sidaas darteed waa inaad isla markaas raadsataa la-talin sharciyeed.

Qoro sidii wax u dhaceen, goormaa, iyo xagee, iyo magacyada qof kasta oo arkay ama maqlay dhacdada.

Waa fikrad fiican in aad had iyo jeer qoratid taariiqaha iyo saacadaha aad shaqeeysay. Waxaad kale nuqul ka reebata dokumeentooyinka kale oo shaqadaada ku lug leh.

Boggaan waxaan kuugu sheegeynaa warar guud oo keliya. Waa in aad heshaa la-talin sharciyeed oo xaaladaada ku saabsan.

workers

 Sida kaalmo loo helo

 Haddii aad ka tirsan tahay urur shaqaale

Ururka Shaqadiisu waa daafacidda xuquuqda shaqaalaha. Ka codso in ay ku caawiyaan. Sida caadiga ah, haddii aad ka tirsan tahay urur kuu dooda, lacagta urur ka mid noqoshada waxaa laga jara jeega mushaarkaaga.

 Haddii aadan ka tirsaneyn urur shaqaale Findhelp

waa hey’ad beeleed oo dadka ku caawisa luqado badan. Waxey teleefoonka ka jawaabaan afar iyo labaatanka saac (24-ka saac), toddobada beri ee asbuuc walba.

Waxey kuu sheegi karaan:

  • meesha aad cawinaad sharci ka heli kartid, iyo
  • sida aad ula xiriiri kartid hey’ad dejineed ama hey’ad beeleed oo aad ka heli kartid caawinaad noocyo kale ah.

Findhelp kala xiriir:

Lacag la’aan ah

☎ (Toll-free) ………………….. 1-866-667-5366

Lacag la’aan ah ee dadka maqalka ka dhibaateeysan

☎ (Toll-free TTY) …………….. 1-888-340-1001

 

www.211ontario.ca

 

Waxaa soo diyaariyey CLEO (Community Legal Education Ontario / Éducation juridique communautaire Ontario) iyagoo ay kala shaqeyeen CLEO Six Languages Advisory Group, oo ka kooban 10 hey’adood oo xubin ka ah.

Mashruucaan waxaa maalgaliyey Ontario Trillium Foundation iyo Legal Aid Ontario.

CLEO waxey Findhelp uga mahad celinaaysa caawinaada teleefoonka oo ay mushruucaan ka geeysteen.

Booqo www.cleo.on.ca si aad bogogaan iyo warar kale ugula soo baxdid.

ENGLISH  FRENCH

VIEW ALL TOPICS AVAILABLE IN SOMALI

Advertisements

SOMALIA – Al Shabaab coup d’etat: senior leaders killed, fled, and in custody

Sheikh Hassan Dahir Aweys

Government soldiers in Adado lead Sheikh Hassan Dahir Aweys onto a plane bound for Mogadishu. REUTERS

A man once considered a spiritual leader for Somali Islamist group Al Shabaab, and considered by the US to be one of the most dangerous terrorists alive, is now in the custody of the newly constituted Somali central government.

“Sheikh Hassan Dahir Aweys is in good health and is currently in the custody of the Somali Federal Government,” Interior and National Security Minister Abdikarim Hussein Guled announced on July 3rd. After protests in the capital city over fears he might be extradited to the US, Gulded assured the public, “Sheikh Aweys will not be transferred over to any foreign government and we call upon the Mogadishu public to calm down”.

The Minister also apologized for the circumstances in which Aweys was taken into custody on June 29th. The Sheikh had flown into Mogadishu from Adado with a group of parliamentarians, elders, and warlords. Upon his arrival, Aweys and his entourage were allegedly ‘beaten up and arrested’. All but Aweys were later released. Aweys had originally traveled to Mogadishu on a promise of amnesty from the government.

Aweys’ capture comes after the violent purging of senior Al Shabaab leadership by the Islamists’ emir, Ahmed Abdi Godane, aka Abu Zubeir. In the past few weeks Godane has stepped up attacks against his rivals within Al Shabaab as well as government forces in the capital, Mogadishu.

Many among the Islamists’ upper echelon have been critical of Godane’s command, particularly with regard to his distrust of foreign Jihandists. In May, foreign Jihadist Ibrahim Al-Afghani wrote an open letter to Al-Quaeda leader Ayman Al-Zawahiri accussing Godane of imprisoning and murdering foreign fighters who’s views were not aligned with his own. In the weeks following that letter many Al-Qaeda linked websites have been critical of the state of Jihad in Somali.  Godane’s loyalists replied via Twitter, calling those disloyal and critical of his leadership to be ‘cowards’.

Around June 19th forces loyal to Godane retaliated on dis-affectionate Al Shabaab forces in Barawe, a costal town in southern Somalia controlled by the Islamists. Civilians continue to report heavy fighting in that area. Godane’s forces also reportedly assassinated senior Al Shabaab members including Ibrahim Afghani, co-founder of Al Shabaab, and Moallim Burhan. Perhaps the most outspoken opponent of Godane, American-born Jihadist Omar Hammami (now known as Abu Mansour al-Amriki) is rumored to have been killed after a previous attempt to assassinate him in April failed. Mukhtar Robow, the Islamists’ former spokesman, is believed to have fled to his the Rahanweyn clan homeland in the Bay and Bakol region. Analysts say Robow’s withdraw poses serious implications as the majority of Al Shabaab’s regular forces are members of the Rahanweyn clan, and harbor loyalties to Robow.

Aweys and his faction joined Al Shabaab in 2009, and although he has been considered a terrorist by the United States since shortly after the September 11th attacks in New York and Washigton DC, he is considered to be much lower on the Al Shabaab totem pole than such figures as Mukhtar Robow, and the late Ibrahim Afghani.

With reporting from Hassan M. Abukar of the SomaliLand Sun, BBC, AllAfrica, and Doctor Mohammed Gilao of Dejinta Beesha.

External Links:
http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-23120468
http://allafrica.com/stories/201306260104.html
http://allafrica.com/stories/201307030075.html
http://somalilandsun.com/index.php/in-depth/3248-somalia-the-godane-coup-and-the-unravelling-of-al-shabaab-analysis

SOMALIA: VIOLENT INFIGHTING BETWEEN BOTH PRO-GOVERNMENT AND ISLAMIST FACTIONS THREATENS RECENT PROGRESS

Sheik Muktar Robow is shown, center, flanked by aids and gunmen in Mogadishu, December 14th, 2008. al-Shabab has since lost control of the city.

Sheik Muktar Robow is shown, center, flanked by aids and gunmen in Mogadishu, December 14th, 2008. al-Shabab has since lost control of the city. PHOTO: REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA)

Fierce infighting is reported among rival factions within Somalia’s Al-Shabab militants. The BBC reported six Somali militants and two foreign jihadists were among those killed near the militant stronghold of Brava. The fighting is likely linked to a power struggle between forces loyal to the group’s leader, Ahmed Abdi Godane, and ex-spokesman Muktar Ali Robow. Robow is said to be more moderate and could be pushing to open talks with the government as international attention focuses on rebuilding the country. The country’s parliamentary election of President Hassan Sheikh Mohamud in September of 2012, who’s government was officially recognized by the IMF after 22 years in April, and an international conference in London on the subject of ending the conflict in Somalia, are all likely to be boiling points for the extremists.

Earlier this week the al-Qaeda linked organization killed fifteen people in an attack against of the UN offices in Mogadishu.

According to Somali news sources, fighting resumed earlier this month around the southern port city of Kismayo, which was liberated from the control of the Islamists in heavy fighting by African Union soldiers and the local Ras Kamboni militia last December. However, fighting there is said to be linked to rival militias, some loyal to the central government in Mogadishu, the others supporting former Somali Defence Minister Ras Kamboni who has declared himself ‘president’ of ‘Jubbaland’. The UN Security Council called on the factions to refrain from armed conflict with each other, and to instead focus on defeating the Al-Shabab militants who fled the region only after fierce fighting.

Al-Shabab splintered from the Supreme Council of Islamic Courts in 2006 after that organization lost a series of battles against Somali transitional government forces, backed by Ethiopian troops. Al-Shabab and other Islamist factions are fighting to hold the country side surrounding Mogadishu as Government forces backed by 18,000 African Union soldiers, Ethiopian troops, and pro-government militia struggle to retake their country from the extremists.

Somalia Divided

Al-Shabab and other Islamist militants have been losing territory to African Union troops and local militias loyal to the central government in Mogadishu since they formed after the dissolution of the Supreme Council of Islamic Courts (Islamic Courts Union). MAP: BBC

External Links:
http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-22988404
http://www.presstv.ir/detail/2013/06/19/309888/un-concerned-over-somalias-kismayo/
http://sabahionline.com/en_GB/articles/hoa/articles/newsbriefs/2013/06/09/newsbrief-01
http://www.biyokulule.com/view_content.php?articleid=1645

Project Traveller results in 43 arrests, the seizure of 40 firearms and $3 million in drugs

image

GTA police agencies, including officers from Peel, York, Halton, Barrie, Guelph, Windsor, the OPP, RCMP, Toronto Police Services 23 Division, 31 Division, Toronto Anti-Violence Intervention Strategy (TAVIS), and Emergency Task Force (ETF) kicked in doors early this morning in a series of raids that netted 40 firearms, $3 million in drugs, and lead to 43 arrests in Toronto and Windsor, where police agencies there also conducted raids. The raids primarily targeted a cluster of apartment high-rises on Dixon and Mercury Roads.

Toronto Police Chief Bill Blair also made the disclosure that Toronto Police investigators were aware of the video which allegedly shows Mayor Rob Ford smoking crack cocaine weeks before the media got word of it. Police gained knowledge of the video from wipe-taps.

When questioned, Blair also said many of those arrested were of Somali origin, but that everyone would be treated ‘fair and equally’.

The operation was code named ‘Project Traveller’, a joint operation between police agencies, Canada Border Services Agency, and likely the RCMP’s Immigration Task Force which operates out of the Greater Toronto Enforcement Centre at 6900 Airport Road.

http://www.thestar.com/news/crime/2013/06/13/massive_police_raid_launched_in_toronto.html

http://toronto.ctvnews.ca/photo-galleries/police-raids-executed-in-project-traveller-1.1323770